Mahdi Guuleed oo Xariga ka jaray qeyb cusub oo Hormuud ka dhistay Isbitaalka Banaadir (Sawirro)

Munaasabad xarigga looga jarayay furitaanka qeyb cusub oo lagu soo kordhiyay Isbitaalka Banaadir ayna dhistay shirkada isgaarsiinta hormuud ayaa lagu qabtay gudaha isbitaalka banaadir ee magaalada Muqdisho. Sii hayaha xilka Raysal Wasaaraha xukuumada federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed oo ay wehliyaan qaar kamid ah golaha Wasiirada ayaa maanta si rasmi ah xarigga ka jaray qeybtan … Continue reading Mahdi Guuleed oo Xariga ka jaray qeyb cusub oo Hormuud ka dhistay Isbitaalka Banaadir (Sawirro)